Milatariga Kenya oo la wareegay amaanka Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo …

Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa dhawaan loo diiday in uu gudaha u galo degmooyin katirsan gobolka Gedo , waxa ayna taasi keentay in uu galo gudaha Kenya gaar ahana magaalada Mandheera. Maamulada Degmooyinka Doolow,Luuq iyo Balad Xaawo ayaa sheegay in ay ka baxeen maamulka Jubbaland oo horey u hoos tagayeen, waxa … Continue reading Milatariga Kenya oo la wareegay amaanka Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo …